Sign in to follow this  
Deeq A.

In ka badan 120 qof oo tacsi u diraaya qoyskii Iyo Qaranka uu ka baxay Xaaji Cabdi Waraabe

Recommended Posts

Deeq A.   

 

Tacsi

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN. Waxaa hadda ku geeriyooday cisbitaalka Hargeisa International ee magaalada Hargeisa odeygii nabada  Xaaji Abdikarim Hussein (  xaaji Ábdi waraabe) , Xaajigu waxa uu dhintay maanta oo ay bishu tahay 10/5-2019 sidoo kale bishu tahay bishii soon ee ramadaaan, maalinteedii 5aad oo ah  maalin Jimce ah,  Anaga oo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin, oo kala joogna daafaha adduunka ; Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan shicibka Somaliland meelkasta oo ay joogaan, ehelkii, reerahiisii, caruurtii, waxa kale oo aanu ka tacsiyadeynaynaa xaukuumada Somaliland , iyo dhamaan golayaasheeda. Waxan illaahay ka Baryayaa inuu naxariistiisa  ku geliyo  janada ugu saraysa.

Waxa aanu ka codsanaynaa xukuumada Somaliland in Xaaji Abdikariim loo dhiso taalo lagu xasuusto, geesi lasoo dabaashay Somaliland

marxalado adag ayuu ahaa, mana ilaawi doono inta aanu nool nahay,

GEESI INAGA BAXAY WEEYE, DAMAL LA HADHSADOO INAGA DUMAY WEEYE

Aaamiin

  1. Rashid Sheikh Aadan iyo xaaskiisa
    2. Jamal Ali Hussein iyo xaaskiisa
  2. Dr. Saad Ali Shire iyo xaaskiisa
  3. Abdillahi Ibrahim Habane iyo xaaskiisa
  4. Mohamed Ibrahim Yasin (Olaad ) iyo xaaskiisa
  5. Osman Ali (malow) iyo xaaskiisa
    5. Abdikarim Ali Jama iyo xaaskiisa
    6. Abdi Jabouti iyo xaaskiisa
    7. Ahmed Ismail iyo xaaskiisa
    8. Abdi Ali Warsame
    9. Abdiqaadir Aadan Qadi
  6. Ismail Abdi Duse
    10.HusseinWadadyare iyo xaaskiisa
    11. Mohamoud Abdi Dacar iyo xaaskiisa
    12. Zakaria Hassan Waes iyo xaaskiisa
    13. Mahamoud Haji Aadan iyo xaaskiisa
  7. Dr Ahmed Ali Qawdhan
  8. Mohamed Elmi Aadan
  9. Marwo Amran Ali
  10. Nuuradiin Ahmed yasin iyo xaaskiisa
  11. Abdirahman Abdillahi Tayaxweerar iyo xaaskiisa
    18. Khadar Haji Aadan Jibril
    19. Suldan Haji Aadan Jibril
    20. Ahmed Mohamed Ali iyo xaaskiisa
    21. MustafeWadadyareiyo xaaskiisa
    22. Mohamed Abokor iyo xaaskiisa
    23. Abdiasis Shabeel iyo xaaskiisa
    24. Awil Goox iyo xaaskiisa
    25. Abdillahi Jama yusuf iyo xaaskiisa
    26. Aadan Mohamed Hassan iyo xaaskiis
    27. Haji Ibrahim Ishal iyo xaaskiisa
    28. Ali Mohamoud Sugal iyo xaaskiisa
    29. Ibrahim Farah Jama iyo xaaskiisa
    30. Mohamoud Abdillahi Elmi ( Abukoodh) iyo xaaskiisa
    31. Abdi Asis Muse iyo xaaskiisa
    32. Omer Yasin Gabahadi
    34. Mohamed Haji Daud iyo xaaskiisa
  12. Saleebaan Bidhiidh
  13. Nuux Haji Ali Shire iyo xaaskiisa
    37. Sheikh Mohamed Haji Ismail iyo xaaskiisa
  14. Abdillahi Mohamed Deriye
  15. Ahmed Ibrahim iyo xaaskiisa
    40. Abdikarim muse iyo xaaskiisa
    41. Bahnaan Haji Aadan iyo xaaskiisa
    42. Dr. Abby Yusuf iyo xaaskiisa
    43. Abdiasis Shabeel iyo Xaaskiisa
    44. Suldan Abdirahaman Ali
    45. Sheikh Mohamoud Kayre
    46. Abdillahi Farah
    48. Abdirahman Said
    49. Ganacsade Mohamed aw Said
    50. Ahmed Aw Said
  16. Dr  Ali Osman iyo xaaskiisa
  17. Mohamed Ahmed Yasin Gabahadi
  18. Fosia Yusuf Haji Aadan
    54. Suaad Carmiye
  19. Ahmed Yusuf Yasin iyo xaaskiisa
  20. Said Mohamed Aamin
    59. Abdillahi Saleebaan Bide
    60. Ambassador Lenin
    61. Ahmed Said Eghe
    62. Ali Ahmed Mohamed
  21. Adan  Haji Ali
  22. Farhan Haji Ali
    65. Jama Muse Jama
    66. Yusuf Suldan Ali
    67. ambassador  Rashid Garuf Nur
    68. Sidiiq Mohamoud Gaheyr
    69. Farhiya Haji Hussein Jaahuur
    70. Mujaahid Yusuf Abdi Gaboobe
  23. Haji Muse Abokor Hersi ( Muse Dalab)

72.khadra Ahmed foodcad iyo Inaanteeda Halgan Ahmed Adaan

  1. Abdi Ali Farah

74.Mariam Ahmed Foodcad

  1. Abdirahaman Abdillahi iyo Xaaskiisa
  2. Amina Hussein Abby
  3. Nasra Caaqil Yare

78.Yussuf Ahmed Foodcad iyo Xaaskiisa

79.Mahamud Ahmed Foodcad iyo Xaaskiisa

80.Hassan Deeg Ahmed Foodcad

81.Rachid Abdulrahman Fooscad iyo Xaaskiisa

82.Kaltoun Abdulrahman Foodcad

83.Fosiya Ahmed Foodcade

  1. abdi dheig Hussein iyo xaaskiisa
  2. Shamis Ali Farah

90.Asha Ali Farah

  1. Amina Ali Farah

92.Fadumo Abdillahi Muse

  1. Mohamed Saleeban Dirir
  2. Jama Osman ( Jama BBC)
  3. Keyse Jama Farah
  4. Farah Abdi Nuur
  5. Hawa Osman Muse
  6. Ayan Saleebaan Abdi
  7. Mohamoud Aadan Jama
  8. Mohamed Ali Bile
  9. Omar Abokor

103.Kaltuun Elmi

  1. Sucaad Abdi Cige
  2. Iman Ashara
  3. Asha Mohamoud Adan
  4. Mohamed Abdillahi Soofadhiiste
  5. Khadiija Hussein Aadar
  6. Mustafe Carab
  7. Abdi Rooble
  8. Ibrahim Shaakir
  9. Mohamed Aftah

112 .Safiya Ali Henery

  1. Maryan Ali Henery
  2. Aan Mohamed Henery
  3. Suldan Mohamed Nuur
  4. Abdisamad Mahamed Nuur
  5. Ali Mahdi Hussein
  6. Mohamed Yusuf
  7. Hassan Yusuf
  8. Osman Xamari
  9. Halimo Haji Abdi
  10. Zamzam Mohamed Eghe
  11. Hodan Ahmed
  12. Abdirisaaq Haji Yaaxeen
  13. Dr. Saleeban Abdi Guled

126.

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this