Sign in to follow this  
Deeq A.

Haji Xildhibaan Cabdi Waraabe oo geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

Alle ha u naxariistee waxa saaka cisbatalka Intranational-ka ee magaalada Hargeisa ku geeriyooday xildhibaan Candi Waraabe oo ka mid ahaa hogaamiye dhaqameedka Somaliland Isla markaana ahaa shaqsi aad uga soo qayb qaatay nabadayntii Iyo dib u dhiskii Somaliland

Inaga oo dib u eegi doona taariikhdii xaajiga, waxa aan halkan tacsi uga diraynaa eheladii, qaraabadii, qoyskii Iyo waliba shicibka Somaliland

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this