Sign in to follow this  
Deeq A.

Maamulka Jubbaland Oo Dowladda Federalka Ku Eedeeyay Dhacdadii Garoonka Kismaayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowled-gobaledka Jubbaland ayaa war-qoraal ah ka soo saaray dhacdadii shalay ka dhacday garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ee xarunta maamulkaasi, ka dib markii ay ay is ku rasaaseeyeen ciidama ammaanka garoonka iyo kuwo uu watay C/naasir seeraar,.

maamulka ayaana ayaana wixii ka dhaxay garoonka garoonka ku eedeeyay iney mas’uul ay ka tahay dowladda dhexe, ayaduna ay qaadayso wixii ka yimaada.

dhacdadii shalay ka dhacday Kismaayo inta la xaqiijiyay sedex askari ayaa ku dhaawacan tahay oo ka mid ahaa askartii uu watay C/naasir seeraar oo ka mid ah murashiinta u taagan qabashada xilka maxweynaha maamulka Jubbaland..

Halkaan ka aqriso

60349800_599488363894291_664132996298702

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this