Deeq A. Posted May 10, 2019 Maamulka Jubbaland ayaa eedeeyn kulul u jeediyay dowlada Federaalka Soomaaliya. Warsaxaafadeed ka soo baxay Jubbaland ayaa lagu sheegay in dowlada Soomaaliya ay masuul ka aheyd shaqaaqad ka dhacday garoonka diyaaraha ee magaalada Kismaayo oo u dhaxeeysay ciidamada Jubbaland iyo ciidamo ilaalo u ah Musharax Cabdinaasir Seeraar Maax. Hoos ka aqriso qoraalka. Puntland Post The post Jubbaland oo eedeeyn u jeedisay dowlada Soomaaliya appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites