Sign in to follow this  
Deeq A.

Jubbaland oo eedeeyn u jeedisay dowlada Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Maamulka Jubbaland ayaa eedeeyn kulul u jeediyay dowlada Federaalka Soomaaliya.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Jubbaland ayaa lagu sheegay in dowlada Soomaaliya ay masuul ka aheyd shaqaaqad ka dhacday garoonka diyaaraha ee magaalada Kismaayo oo u dhaxeeysay ciidamada Jubbaland iyo ciidamo ilaalo u ah Musharax Cabdinaasir Seeraar Maax.

Hoos ka aqriso qoraalka.

FB_IMG_1557456212792.jpg?w=1000&ssl=1

Puntland Post

The post Jubbaland oo eedeeyn u jeedisay dowlada Soomaaliya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this