Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada Soomaliland oo xiray Xildhibaan ka soo jeedo sool

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada booliska Somaliland ayaa caawa xabsiga u taxaabey xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland.

Xildhibaanka ayaa ka soo jeeda gobolka Sool.

Xildhibaanka ayaa shalay warbaahinta ka sheegay in maalinta 18-May ay tahay maalin u gaar ah beesha SNM..

Dadaalo lagu soo deeynayo xildhibaanka ayaa ka socdo ccaawamagaalooyinka Soomaaliland.

Durba eedeeymo kala duwan ayaa loo jeedinayaa Soomaaliland oo ku aadan in xildhibaanka oo lahaa xasaanad ay ku xadgudubtay.

Puntland Post

The post Ciidamada Soomaliland oo xiray Xildhibaan ka soo jeedo sool appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this