Sign in to follow this  
Deeq A.

Bandhigga VOA: Kufsiyada ka dhaca Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Kufsiga waa mid ka mida xadgudubyada bani’aadamka loo geysto, kuwa ugu xun, wuxuuna ku dhacaa dumar iyo caruur wiilal iyo gabdhaba leh. Dhaqan ahaan Soomaalida kufsiga waxa uu ka mid yahay danbiyada aanan si kore loo sheegin, inkastoo dunidan horumarteyba la sheego in ay sanado badan qaadato in dadka la kufsadaahi ay ka hadlaan. Hadaba masuuliyad intee la eg ayaa ka saran maamulada deeganada ay falalkan ka dhacayaan muxuuse yahay sharciga lagu qaado dhagar qabayaasha danbiyadan geysta? Waxaan arrimahaasi oo dhan ku lafa-guri doonnaa barnaamijka Bandhiga VOA oo ay soo diyaarisay soona jeedinayso Falastiin Axmed Iiman.  

Read More

Share this post


Link to post
Share on other sites
Guest
This topic is now closed to further replies.
Sign in to follow this