Sign in to follow this  
Deeq A.

Dharkenley iyo Wanlaweyn oo caawa ku baratamaya tartan aqooneedka Shabelle

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Degmooyinka Dharkenley iyo Wanlaweyn oo ka kala tirsan ee gobollada Banaadir iyo Shabeelaha Hoose ayaa caawa ku madlan tartan aqooneedka Shabakadda Warbaahinta Shabelle.

Labada degmo ayaa ku wada jira Group-ka B ee tartanka bisha barakeysan ee Ramadaan.

Tartamayaasha Dharkenley iyo Wanlaweyn ayaa haatan wada diyaar garow ku aadan ka qeyb galka barnaamijka Caawa.

Taaba gelinta sanadkan tartan aqooneedka faca weyn ee Shabelle waa shirkadaha Beco iyo Coc-Cola.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this