Sign in to follow this  
Deeq A.

Duqeymo xoogan oo ka dhacay gobollada Jubbooyinka

Recommended Posts

Deeq A.   

Jamaame (SMN) – Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo dhinaca circa ah oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay gobollada Jubbooyinka ee K/Somalia.

Dqeymahan ayaa lagu soo warramayaa in lala beegsaday xarumo Al Shabaab ay ku leeyihiin degmooyinka Jamaame iyo Jilib ee gobolladaasi.

Lama oga illaa iyo haatan heybta diyaaradaha dagaal ee duqeynta ka fuliyay magaalooyinkaasi.

Sidoo kale ma cada khasaaraha dhabta ah ee soo gaaray dagaalyahannada Xarakada  Al Shabaab.

Inta badan diyaaradaha dagaalka Mareykanka iyo kuwa Kenya ayaa duqeymo ka fuliya deegaanada dowlad goboleedka Jubbaland.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this