Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 9, 2019 Reer Sool miyaa ninkaan? I don't know why the dying secessionists try so hard to de-emphasize and downplay maalinta Soomaaliya taariikh ku ah ee 26da Juun. I guess wali hiloow ayaa loo haayaa gumeysigii Ingiriiska oo waa loo bogay gumeysigiisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted May 9, 2019 26'ka jun koonfurtaa u dabaal degtay bay ku naceen. 18'ka May'na waa beesha hanala qarameeyo. Reer laas-canood way garanayaan heesta dulucdeeda iyo cidda aliftay labadaba. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 9, 2019 10 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Reer Sool miyaa ninkaan? I don't know why the dying secessionists try so hard to de-emphasize and downplay maalinta Soomaaliya taariikh ku ah ee 26da Juun. I guess wali hiloow ayaa loo haayaa gumeysigii Ingiriiska oo waa loo bogay gumeysigiisa. Ha wa reer Sool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 9, 2019 The good Xildhibaan got arrested tonight for speaking the truth. Deg Deg:Ciidanka Somaliland Oo Hada Xabsiga Dhigay Dhakool Iyo Jidh Dil loo Geestay. Hargaysa{ khaatumonews }Ciidamada booliska maamulka Somaliland ayaa caawa xabsiga u taxaabey xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland. Xildhibaanka ayaa shalay warbaahinta ka sheegay in maalinta 18-May ay tahay maalin u gaar ah beesha SNM. Xildhibaan Dhakool ayaa ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Somaliland ee kasoo jeeda gobolka Sool. Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in maleeshiyaadka snm ee xidhay dhakool ay jidh dil u geesten xiligii ay qabanaayen. https://khaatumonews24.com/2019/05/09/deg-degciidanka-somaliland-oo-hada-xabsiga-dhigay-dhakool-iyo-jidh-dil-loo-geestay/ Quote Share this post Link to post Share on other sites