Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “18-May Waa Maalin Beeshii SNM Ugaara Oo Ay U Dabaal Degayso”Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargaysa) Xildhibaan Dhakool oo ka tirsan Golaha Wakiilada ayaa Sheegay In 18 May aanay ahayn maalin tariikh ku Leh Somaliland, balse ay tahay maalin beeshii SNM waa siduu hadalka u dhigaye ay iyadu calaamad satay Oo xusto. Hoos ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this