Sign in to follow this  
Deeq A.

Imaaraatka iyo Norway oo ka wada hadlay Arrimaha Somalia

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Dr Anwar Maxamed Bin Qarqaash Wasiiru dowlaha Wasaaradda  Arrimaha Dibadda  dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa la kulmay Feybron Haynz Ergayga gaarka ah ee Soomaaliya u qaabilsan Dowladda Norway.

Labadani Masuul ayaa ka wada  hadlay Horumarada Soomaaliya iyo Geeska Africa intiisa kale.

Intii kulanka uu socday ayaa Dr Qarqash  waxa uu uga warbixiyay Wakiilka Norway ee Somalia dadaaladda ay Imaaraatku ka wadaan Gobolka Geeska Africa  taas oo ay uga golleeyihiin Xasiloonida Gobolka , dib u dhiska iyo wax ka qabashada Beni’aadanimada sida uu xusay Wasiir Qarqaash.

Kulankaan ayaa qeyb ka ah  dhaq dhaqaaqyada Imaaraatku uu galaangalka ugu sameynayo dalalka geeska Africa gaar ahaan Soomaaliya.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this