Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirka Garowe oo maraya heer gabagabo ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Garowe (SMN) – Waxaa weli magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal ka socda shirka wadatashiga dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada dalka.

Shirka oo galay oo maalintiisii 4-aad ayaa maraya gabagabo, waxaana la filayaa in laga soo saaro Warmurtiyeed la xariira waxyaabaha ay ka wada hadleen madaxda dalka.

Ilo muhiim ah ayaa Shabelle u sheegay in is faham buuxa laga gaaray qodobo la’isku mari laa bilowgii shirkaasi.

Arrimaha laga wada hadlay waxaa ugu mhiimsan wada shaqeynta DFS iyo maamul goboleedyada, si meesha looga saaro khilaafka u dhexeeya labada dhinac.

Radioshabelle.com kala soco wixii soo kordha.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this