Sign in to follow this  
Deeq A.

Warqaddii uu eersaday kulankii xalay Farmaajo laga joojiyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Warqad xalay ka soo baxday maamulka gobolka Nugaal ayaa lagu mamnuucay in la qabto wax shirar iyo kulamo ah oo aysan ka war-hayn maamulka gobolka Nugaal iyo laamaha amniga midkoodna.

Warqaddan ayaa la qeybiyay fiidnimadii xalay kadib markii dowladda Puntland joojisay kulan siyaasadaysan oo uu si hoose u abaabulay xafiiska madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Kulanka oo lagu qaban lahaa Hotel Grand ee magaalada Garoowe ayaa madaxweyne Farmaajo kula hadli lahaa dadweynaha caasimadda balse waa laga joojiyay.

Halkaan ka akhriso warqadda

IMG_20190507_203658_312.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Warqaddii uu eersaday kulankii xalay Farmaajo laga joojiyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this