Sign in to follow this  
Deeq A.

Ammaanka Masaajidada dalalka Yurub oo la adkeeyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Mudooyinkii u danbeeyey dunida waxa sare u kacay weerarada lala beegsanayo goobaha cibaada, iyadoo la weeraray masaajido iyo waliba kiniisado. Hadaba iyadoo lagu guda jiro bishii Ramadaan ayaa muslimiinta ku dhaqan qaar ka mid ah dalalka reer galbeedku ay wadaan talaabooyin ay ku xoojinayaan amaanka masaajida. Sheekh Axmed-dayib Xuseen waxa uu kamid yahay culimada magaalada Birmingham ee dalka Britain waxaana uu Cabdixakiim Maxamuud Shirwac uu uga waramay sida uu ay u xoojinayaan, waxaana uu ugu horeyn weydiiyey waxa dareenka dhaliyey.       

Read More

Share this post


Link to post
Share on other sites
Guest
This topic is now closed to further replies.
Sign in to follow this