Deeq A. Posted May 6, 2019 Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in iska horimaad uu maanta gelinkii dambe dhexmaray ciidamo ka tirsan kuwa dawladda iyo maleeshiyada Al-Shabaab, meel dhinaca waqooyi bari ka xigta magaalada Balcad. Read More Share this post Link to post Share on other sites