Deeq A. Posted May 6, 2019 Golle ay ku mideysan yihiin xubno ka tirsanaa baarlamankii horre ee Puntland 2014-2019 ayaa shir ay isugu yimaadeen magaalada GAROWE kasoo saarey bayaan talo soo jeedin ah oo ku socda madaxda shirku uga socdo magaalada GAROWE. Bayaankan oo ka kooban dhawr qodob waxay mudanayaashii horre ee Puntland kula dardaarmey madaxda Soomaalida inay isu tanaasulaan kana soo saaraan shirka waxa dalka iyo dadkaba dan u ah. Halkan ka akhristo bayaanka PUNTLAND POST The post Bayaan tala-soojeedin ah oo ku socda shirka Garoowe appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites