Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawladda Turkiga Oo Joojisay Munaasabad Jaaliyadda Somaliland Ku Qabsan Lahaayeen Magaalada Ankara Oo Ahayd Xuska 18 May

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Turkiga ayaa joojisay munaasabad jaaliyadda Somaliland ku qabsan lahaayeen magaalada Ankara oo ahayd xuska 18 may.

somalia-somaliland-journalists-imprisonePeople wave flags as soldiers and other military personnel of Somalia’s breakaway territory of Somaliland march past during an Independence day celebration parade in the capital, Hargeisa on May 18, 2016. / AFP / MOHAMED ABDIWAHAB (Photo credit should read MOHAMED ABDIWAHAB/AFP/Getty Images)

Sababta ayaa lagu sheegay kadib markii safaaradda Soomaaliya ee Turkigu codsatay in la joojiyo Dabaal degga 18 May.

Lama ogo in Turkigu joojin doono munaaaabad kale oo jaaliyadda Somaliland ku qaban doono magaalada Istanbuul oo 18 may lagu xusayo.

Turkiga ayaa hadda gadh wadeen ka ah wadahadalada gaabiska ku jira ee u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya.

Xukuumadda Somaliland wali kama hadal tallaabadan ay qaaday dawladda Turkigu

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this