Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Cirro oo la qaxweeyay  Shacabka Degmada Maxamuud Haybe – Hargeysa+ Sawirro  

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiye Cirro oo la qaxweeyay  Shacabka Degmada Maxamuud Haybe – Hargeysa+ Sawirro

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa waxaa uu galabta la shaaheeyey shacabka degmada Maxamuud Heybe, waxa uu tagay maqaaxida caankaa ee Jiic-aboorka ee magaalada Hargeysa.

c7-1.jpg c1-1.jpg c2-1.jpg c3-1.jpg c4-1.jpg c5-1.jpg c6-1.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this