Sign in to follow this  
Deeq A.

Dalladda PUNSAA oo baaq u jeedisay madaxda ku shiraysa Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Dalladda ururrada bulshada rayidka ah ee Puntland (PUNSAA) ayaa caawo soo saartay baaq ku wajahan shirka wada-tashiga ee u dhexeeya madaxda xukuumadda Federaalka Soomaliya iyo maamul goboleedyada oo sida qorshaysan maalinta berriya ka furmaya magaalada Garoowe.

Dalladda ayaa madaxda shiraysa ugu baaqday in ay ka heshiiyaan qodobada ahmiyadda u leh dalka oo ay ku jiraan amniga Qaranka xeerka doorashooyinka dalka iyo dhammaystirka Dastuurka.

Halkaan ka akhriso baaqa

BAAQ-SHIRKA-KU-SAABSAN-SHIRKA-DHEXMARA-D

PUNTLAND POST

The post Dalladda PUNSAA oo baaq u jeedisay madaxda ku shiraysa Garoowe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this