Sign in to follow this  
Deeq A.

Shacabka Muqdisho oo soo dhaweyay shirka Garowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Garowe (SMN) – Qaar ka mid ah shacabka ku dhaan magaalada Muqdisho ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay shirka Garowe ee u dhexeeya madaxda dowladda iyo kuwa maamul gioboleedyada dalka.

Dadweynahani oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in loo baahan yahay Midnimo, isu tanaasul iyo wax wada qabsi.

Sidoo kale waxa ay ku baaqeen in laga gudbo Mad Madowga haatan jira ee u dhexeeya dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada dalka.

Madaxda DFS iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa la filaya in saacadaha nagu soo aadan ay shir wadatashi ah ku yeeshaan magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal.

Halkan Hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/05/Codad-dadweyne.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this