Deeq A. Posted May 4, 2019 Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee Muqdisho. Ajandaha Kulanka ayaa ah u Codeynta Murashaxiinta u taagan buuxinta labada Xubnood ee ka banaan Guddiga la socodka Dastuurka. Waxaa xilalkaaan isku soo sharaxay gudoomiyaha guddiga dastuurka labada aqbal Cabdi Xasan Cawaaale Qeeybdiid waxaana uu dal baday in uu isaga buuxiyo booskaasi. Waxaa la sii xiray wadooyinka soo gala xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Xildhibaanada Baarlamaanka oo kulan yeelanaya appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites