Sign in to follow this  
Deeq A.

Muqdisho: Guddida Doorashooyinka Soomaliya Oo Ka Hadlay Qaranka Ay U Dhicidoonto Doorashooyinka Dalkaas

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Dalkaasi Soomaliya Xaliimo Ismaaciil Ibraahim Xaliimo Yarey ayaa maanta waxaa ay ka hadashay qaabka ay u dhici doonto doorashada soo socota ee sanadka 2021-ka.

69381C57-2688-4C00-BC86-9A35D896D834.png

Waxaa ay guddoomiye Xaliimo Yarey sheegtay in maalmaha soo aadan ay ku wajahan yihiin deegaanada Maamul gobaleedyada ka jira dalka.

Sidoo kale waxaa ay ka hadashay qaabka ay doorasho ugu dhici doonto deegaanada gacanta ku hayaan Al-Shabaab iyo deegaanada ay ka taliyaan Soomaaliland.

Guddoomiye Xaliimo yarey ayaa waxaa ay madaxda dalka u soo jeedisay baaq ku aadan sidii ay ugu turi lahaayeen shacabka iyo hirgelinta nidaamyada maamul ee dastuurka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this