Sign in to follow this  
Deeq A.

Labada Gole Baarlamaan Ee Somaliland Oo Fasax La Galiyay Iyadoo Bari Ay U Balansanayeen Xaalada Deg Deg Ah Ee Gobolka Sanaag.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargaysa)Xildhibaanada Goleyaasha Wakiillada iyo Guurtida Somaliland oo maalinta beri ah go’aan rasmiya ka gaadhi lahaa xaaladda degdega ah ee madaxweyne Biixi, ku soo rogay degmooyin ka tirsan gobolka Sanaag ayaa la fasaxay.

805418BF-79DF-4779-ABCD-6AE9368B7E16.jpe

Xoghayaha golaha guurtida Cabdnaasir Aadan Beegsi, ayaa sheegay in goluhu galo fasaxoodii caadiga ahaa ilaa amar danbe.

Baarlamaanka ayaa shalay buuq ka dhashay ka dib markii xildhibaanada inta badan ay ka soo horjeesteen xaaladda degdega ah ee lagu soo rogay Ceerigaabo, Ceel-Afweyn iyo Gar-adag.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this