Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiye Ciro Oo Hadhimo-Sharafeed ku maamusay Cali Khaliif & Prof.Axmed Ismaciil Samatar+Masuuliyiin uu u magacaabay Xilal sarsare+Sawiro 

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiye Ciro Oo Hadhimo-Sharafeed ku maamusay Cali Khaliif & Prof.Axmed Ismaciil Samatar + Sawiro

 

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI wuxu Hadhimo-sharafeed u sameeyey Prof.Axmed Ismaaciil Samatar iyo Cali Khaliif Galeydh.

Kulankan oo madaxda Xisbigu ka soo qeyb-gashay ayey kaga wada-hadleen xaaladda dalka iyaga oo isla soo hadal qaadey helidda Somaliland la wada leeyahay oo labada dhinacba sheegeen in ay tahay midda Somaliland ku badbaadeyso.

Ciro-Iyo-Cali-Khaliif.jpg c11.jpg c9.jpg c12.jpg c10.jpg c8.jpg c7.jpg c6.jpg c5.jpg c4.jpg c3.jpg c2.jpg c1.jpg c.jpg cirro.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this