Deeq A. Posted May 2, 2019 Golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey sharciga doorashooyinka qaranka, oo muddo la sugayey. Isla fadhigaas waxaa ay sidoo kale meel-mariyeen Sharciga Axsaabta Siyaasadda oo Dib-u-eegis lagu sameeyay Sharciga doorashada ayey aheyd in mar hore ay soo gudbiso xukuumadda, taasi oo ku xiran arrimo badan. Wararkan oo faahfaahsan, kala soco halkan Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites