Sign in to follow this  
Deeq A.

RW Kheyre ” Waxaan wax ka bedelnay Nidaamka shaqaaleynta Dowladda”.

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( SMN):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Somalia Mudane Xasan Cali Kheyre oo hadal ka jeedinayay munaasabad lagu maamuusayay maalinta shaqaalaha Aduunka oo ka dhacday Muqdisho ayaa sheegay in ay wax ka bedeli doonaan hanaanka loo qaato shaqaalaha dowladda Somalia.

Mr Kheyre ayaa hoosta ka xariiqay In Xukuumaddiisu meesha ka saari doonto in Masuuliyiinta Dowladdu shaqaalaha iyagu soo xulaan balse taas bedelkeed Tartan loo gali doono shaqada dowladda.

Hadalka Ra’iisul Wasaaraha ayaa u muuqda Tallaabo kale oo Xukuumaddu u qaadeyso ka hortagga Musuqmaasuqa.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this