Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaannada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Somaliland Oo Diiday Xaaladii Deg-Deg Ahayd Ee Madaxweyne Biixi Ku Soo Rogay Gobolka Sanaag

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Somaliland (Guurtida/Wakiillada), ayaa saaka iskugu yimid fadhi aan Caadi ahayn oo lagaga doodayay xaalada deg-deg ah ee Madaxweyne Biixi ku soo rogay degmooyin ka tirsan gobolka Sanaag.

57390160_1256205611199732_26962146912811

Fadhigan hore waxa si wada jir ah ugu iclaamiyay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, Baashe Maxamed Faarax iyo Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Guurtida, Siciid Jaamac Cali.


Kulanka saaka waxaa ka soo xaadiray 107 xildhibaan, markii codeynta la bilaabay waxaa ogolaaday xaalada deg dega ah 40 xildhibaan, markii la doonayay in gacanta loo taago inta diidan ayaa guddoomiyaha Golaha wakiiladu fadhiga deg deg u xidhay iyada oo ay codeyntii socoto, buuq iyo sawax ayaa hadheeyay xaruntii Baarlamaanka, Sabtida ayaa dib loo balamay, hadda warbaahinta la hadlay Xildhibaanno aad u cadhaysan.


Warkan oo faah-faahsan goordhaw kala soco Somalilandtoday

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this