Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Ciidammada Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Sababta Ay U Xidheen Guddoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga WADDANI

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Ciidammada booliska Somaliland ayaa sheegay in sababta ay u xidheen Maxamed Siddiiq Dhamme oo ah guddoomiyaha garabka dhalinyarada xisbiga WADDANI ay tahay ka dib markii uu ka hor yimid amarkii madaxweynaha, isla markaana uu dadweynaha gobolka Sanaag uu ku dhiirrigaliyay kicin-dadweyne.

Afhayeenka ciidanka Booliska Gaashaanle Sare Faysal Xiis Maxamed ayaa sheegay in sifo sharci ah loo maray xadhiga sarkaalkaas mucaaridka ah, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this