Sign in to follow this  
Deeq A.

“Sax Ma Aha In Xaalad Deg Deg Ah Lagu Soo Rogo Gobalka Sanaag….” Xildhibaan Rayte

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Rayte oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland kana soo jeeda gobalka Sanaag gaar ahaan magaalada Ceerigaabo ayaa waxaa uu ka hadley xaalada deg deg ah ee madaxweyne Muuse Biixi shalay ku soo rogay magaalada deegano ka tirsan gobalka Sanaag .

Xildhibaanka oo ka tirsan xisbiga KULMIYE ayaa sheegay in aanay sax aheyn xaalada deg deg ah ee gobalka Sanaag lagu soo rogay, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this