Deeq A. Posted May 1, 2019 Muqdisho (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa u magacaabay Mudane Eng. Cabdullaahi Cali Xasan Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya. Mudane Xasan Cali Khayre ayaa sidoo kale Maxamed Cabdi Xayir Maareeye u magacaabay Wasiirka Warfaafinta ,Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya. Magacaabistan ayaa timid, kadib markii uu maanta is casilay wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta Xukuumadda Soomaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle View the full article Share this post Link to post Share on other sites