Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’isilwasaaraha Soomaaliya oo durba magacaabay wasiirka warfaafinta

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’isl wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan cali Kheyre ayaa goordhow magacaabay wasiirka wafaafinta Soomaaliya uu maanta baneeyay Daahir Maxamuud Gelle.

Ra’isilwasaare Kheyre ayaa Maxamed Cabdi Xayir Maareeye u magacaabay wasiirka warfaafinta oo ahaa wasiirka ganacsiga Soomaaliya.

Sidoo kale Ra’isilwasaare Xasan Cali Kheyre ayaa Eng. Cabdullaahi Cali Xasan Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumada Soomaaliya.

Daahir Maxamuud Gelle ayaa ku dhawaaqay maanta in uu iiskacasilay xilka wasiirka warfaafinta SSoomaaliyaisaga oo is casilaadiisa u sababeeyay kala argti duwanaasho isaga iyo Ra’isilwasaaraha ah.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post

The post Ra’isilwasaaraha Soomaaliya oo durba magacaabay wasiirka warfaafinta appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this