Jacaylbaro Posted September 1, 2007 Alla haa dee ,, caano geelu dheeman way ka qaalisan yihiin sidaas darteed waa inay kuu xisaabsan yihiin ,,,, Laakiin adiga dhiil kele waa laguu helayaa ,, ha ka werwerin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tanaad Posted September 4, 2007 Jaalle JBaro ma ogayn inay sidaas caano geel qaali u yihiin kow dheh laakiin fikrad wanaagsan ayaan kuu hayaa. halkan waxaa ka buuxa geeljirayaal iyo waayeello badan markaa caanaha geela xaggan u soo *** waan ka iibinayaa faa iidadane waan qaybsanynaa. maxay kula tahay arrintaasi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted September 4, 2007 Where in London can I buy them? I have a craving, a really bad one. Quote Share this post Link to post Share on other sites
umu zakaria Posted September 4, 2007 Alla caano geel aa oo dhay ahbaa? unbeleivable, i craved them when i was walac, can anyone tell me where 2 find them so i can stock them for next time insha Allah. I miss the freshly pressed one back home oo xoorta lahaa, i even miss the backed ones in UAE. I shal move to UK Quote Share this post Link to post Share on other sites