Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukumada Muuse Biixi oo Xabsiga dhigtay Masuul sare oo ka tirsan Xisbiga Waddani

Recommended Posts

Deeq A.   

Xukumada Muuse Biixi oo Xabsiga dhigtay Masuul sare oo ka tirsan Xisbiga Waddani

MohamedSidiiq-300x242.jpg

 Ciidamada amaanka Somaliland ayaa waxaa ay goor dhaweyd xabsiga dhigeen gudoomiyihii garabka dhalinyarada ee xisiga Waddani Maxamed Sadiiq Dhamme sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen Masuuliyiin xisbiga mucaarida ah ee Waddani ka tirsani

Ilaa hada ciidamada Boolisku kamay hadal sababta ay u xidheen sarkaalkan ka tirsan xisbiga Waddani  balse waxa la sheegay in xadhigiisa loo malaynayo inuu daba socod maqaal uu shalay warbaahinta ku baahiyay kaas oo uu ku dhaliilayo madaxwaynaha somaliland  muuse biixi cabdi talaabadda uu bandooga ugu soo rogay gobolka sanaag.

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this