Deeq A. Posted May 1, 2019 Muqdisho (SMN) – Wasiirka wasaaradda warfaafinta XFS Mudane Daahir Maxamuud Gelle ayaa maanta ku dhawaaqay in uu is casilay. Wasiir Geelle oo la hadlay VOA-da ayaa is casiladiisa u sababeeyay aragti duwanaan u dhexeysa isaga iyo madaxda dowladda Soomaaliya. Sidoo kale waxa uu intaasi ku daray in go’aankan uusan aheyn mid deg deg ah, islamarkaana uu ka soo ka fakiray. 11 bil kaliya yuu xilkan hayay wasiirkii hore ee warfaafinra Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites