Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirkii warfaafinta Soomaaliya oo Is casilay

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirkii Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Shiiikh  Daahir Maxamuud Geelle ayaa shaaca ka qaaday inuu xilkii iska casilay.

Wasiirka ayaa is-casilaaddiisa ku sheegay wareysi gaar ah oo uu siiyey idaacadda VOA.

Wasiirkii Hore ee Warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in sababta uu isku casilay ay tahay in isaga iyo madaxda dowladda Soomaaliya ay ku kala aragti duwan yihiin arrimo badan, sidaas darteed uu go’aansaday inuu xilka iska casilo.

Majiro war ka soobaxay xafiiska Ra’isilwasaaraha Soomaaliya oo is casilaadaan looga hadlay.

Puntland Post

The post Wasiirkii warfaafinta Soomaaliya oo Is casilay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this