Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Oo Is-Casilay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Daahir Maxamuud Geelle ayaa goor-dhow ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu ka hayey xukuumadda raysal wasaare Xasan Cali Kheyre.

IMG_8E63B4-9B5803-72E349-7B1BD7-307F0A-6

Daahir Maxamuud Geelle ayaa is-casilaaddiisa sabab uga dhigay kala duwanaansho dhinaca fikirka ah oo u dhaxeysa isaga iyo madaxda dowladda Soomaaliya.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this