Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada Booliska Soamliland Oo Xabsiga U Taxaabay Guddoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga WADDANI

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Ciidamada Booliska Soamliland ayaa xabsiga u taxaabay guddoomiyaha Garabka dhalinyarada xisbiga WADDANI Maxamed Sidiiq Dhamme sida ii xaqiijiyay afhayeenka xisbga WADDANI.

dhamme.jpg

Weli ma cadda sababta loo xidhay laakiin afhayeenka ayaa ii sheegay in Dhamme maalintii shalay qoray maqaal uu ku dhaliilayo madaxweyne Biixi, taasna ay u malaynayaan in loo xidhay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this