Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Xaaladda Deg-Dega Ah Ee La Geliyey Ee Deegaanada Gobalka Sanaag, Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadalkii Wasiirka Warfaafinta

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI wuxu si adag uga soo horjeestay xaaladda deg-dega ah ee la geliyey ee deegaanada gobalka Sanaag.

Xisbigu waxa kale oo uu jawaab adag ka bixiyey hadalkii Wasiirka Warfaafinta Somaliland, waxaana uu sheegay in hadalkaasi xurmo darro iyo meel ka dhac ba uu ku ahaa qaranka Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this