Sign in to follow this  
Deeq A.

Cirro waa Gun wixii dalka ka dhacana isagaa ka masuul ah,.. wasiirka warfaafinta Muuse Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka warfaafinta ee xukumadda Muuse Biixi oo caawa warbaahinta la hadlay ayaa cay Iyo aflagaado aan hore loogu baran siyaasiyiinta Somaliland hawada u mariyay gudoomiyaha Xisbiga Waddani..

Isaga oo arimo badan ka hadlay ayaa waxa hadaladiisii ka mid ahaa Cabdiraxmaan Cirro waa Gun, waxa uu wali hibanayaa doorashadii madaxweynaha ee 80kun lagaga adkaaday, Siilaanyo 80 cod ah ayuu kaga tagay oo aanu juuq odhan.

Waxana kale oo uu sheegay in doorashadii Barlamaanka la qabanaayo oo musharaxiintii Waddani ay tahay in ay iska soo sharaxaan Kulmiye Iyo UCID.

La soco hadalada wasiirka dhawaan

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this