Sign in to follow this  
Deeq A.

Reer Ceerigaabo oo diiday Bandooda cuno qabataynta ah ee Muuse Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

Wax garadka,dhalinyarada Iyo waayeelka reer Ceerigaabo ayaa si kulul uga gubtay Bandooda uu Muuse Biixi ku soo rogay degmada Ceerigaabo oo ah goob oonabdoon oo ayna ka jirin wax amni daro ah.

Dad badan oo reer Ceerigaabo ah ayaa ku tilmaamay hadalka ka soo Yeedhay Muuse Biixi mid lagu curyaaminaayo degmada, waxana ay arintani saamayn ku yeelan doontaa amniga oo sii xumaada marka xitaa la xakameeyo dadka ka ganacsada khayraadka.

Waxana lagu wadaa in ay dadweyne badani arintaasi ka hadlaan maalinta Bari ah

 

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this