Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Biixi Oo Xaalad Deg-deg Ah Ku Soo Rogay Magaalooyinka Ceerigaabo, Ceel-Afwayn Iyo Gar-Adag Muddo Saddex Bilood Ah

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xaalad degdeg ah kusoo rogay magaalooyinka Ceerigaabo, Ceel-afwayn iyo Gar-adag, muddo saddex bilood ah.

Muddadaasi ayaa waxaa halkaas ka shaqeyn doona amarka ciidamada oo kaliya, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this