Sign in to follow this  
Deeq A.

Banaadir: Dil Toogasho Lagu Xukumay Dad Si Heybsooc Ah Marxuum u Gubey

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamada gobolka Banaadir ayaa goordhow xukun dil ah ku riday saddex eedeysane oo loo heysto in ay dileen kadibna gubeen Axmad Mukhtar Saalax (Axmad Dowlo).

Eedeysanayaasha dilka lagu xukumay ayaa kala ah:

Xuseen Iidow Maxamed,  Asli Axmed Cabdulle  iyo  Aweys Iidow Maxamed, waxaa sidoo kale ay amartay in la sii daayo 4 kale.

Guddoomiyaha Maxkamada ayaa sidoo kale sheegay in xukunka uu racfaan u furanyahay.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this