Sign in to follow this  
Deeq A.

xukun dil ah oo lagu riday dad dil iyo gubid isugu daray marxuum Axmed dowlo

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa goordhow xukun dil ah ku ridday Xuseen Iidow Maxamed, Asli Axmed Cabdulle iyo Aweys Iidow Maxamed oo dil iyo gubis degmada Yaaqahiid ugu geystay 20/09/2018, Axmed Mukhtaar Saalax ( Dowlo).

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Muuse Macallin Maxamed ayaa ku dhawaaqay xukunkaasi lagu riday eedeeysanayaashaasi.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in racfaan uu u furanyahay dadkaasi xukunka lagu riday.

Puntland Post

The post xukun dil ah oo lagu riday dad dil iyo gubid isugu daray marxuum Axmed dowlo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this