Sign in to follow this  
Deeq A.

Deni oo baaq u diray ganacsatada Soomaaliyeed

Recommended Posts

Deeq A.   

Garowe (SMN) – Siciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha maamulka Puntland oo Garowe ka daah-furay shirka Kalluumeysatada Soomaaliyeed ayaa sheegay in loo baahan yahay in si dhab ah looga wada faa’ideysto kheyraadka dalka, kaas oo uu tilmaamay in uu wada deeqo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed.

Madaxweyne Deni ayaa ganacsatada ka dalbaday in ay isu gacan qabtaan hanaanka looga wada faa’ideysan karo kheyraadka ay leedahay Soomaaliya.

Sidoo kale Madaxweynaha Puntland ayaa xusay in ka maamul ahaan ay door muuqda ka qaadan doonaan hormarinta ganacsiga Soomaaliyeed.

Halkan hoose ka dhagesyo Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/04/cod-puntland-1.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this