Deeq A. Posted April 30, 2019 Shibis (SMN) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal Ciidamada ammaanka xalay ay ka sameeyeen degmada Shibis ee gobolka Banaadir. Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa la sheegay in Ciidamadu ay ku soo qab qabteen tiro dad ah, kuwaas oo u badan dhalinyaro. Saraakiil ka tirsan kuwa laamaha ammanka ayaa sheegay in baaritaanadan u jeedkooda uu ahaa mid lagu xaqiijinayo amniga demadaasi. Dowladda federaalka Soomaliya, gaar ahaan taliska Booliska ayaa maalmihii dmabe howlgallo oo lagu xaqiijinayo amniga ka waday magaalada Muqdisho. View the full article Share this post Link to post Share on other sites