Sign in to follow this  
Deeq A.

“Ruushka Waxa Uu Isku Dayi Doonaa In Uu Faragaliyo Doorashada Mareykanka…” Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Washington)-Xoghayaha arrimaha Dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa sheegay in Ruushka uu isku dayayo in uu faragalin ku sameeyo sanadaha soo socda.

Moscow ayaa lagu eedeeyay in sanadkii 2016-dii uu fara galin ay ku sameysay doorashadii Madaxtinimo ee Mareykanka.

Aniga oo ka hadlin waxa soo socda waxay hanjabaad ku ahaayeen doorashooyinkeena sanadkii 1974-tii waxay sidoo kale faragalin ku sameeyeen doorashadii 80-aadkii,sidaasi waxaa yiri Pompeo.

Xoghayaha Arimaha dibeda ayaa intaa ku daray in xitaa ay rajeynayaan in Ruushka uu isku dayi doono hankiisa ilaa 2050-ka.

Diblumaasigaan sare ee Mareykanka ayaa sheegay in madaxweyne Trump uu amray in si taxadar leh loola socda isku dayada Ruushka uu ku doonayo in ku Faragaliyo.

Ruushka oo lagu tuhmay in uu gacan ku siiyay Donald Trump guushii uu gaaray sanadkii 2016-kii ayaa baaritaan la sameeyay waxaa lagu waayay cadeyn Muujineysa.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this