Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliyayaal Ciidan oo lagu laayey Gudaha Somaliland+Xaalaadii ugu danbaysay

Recommended Posts

Deeq A.   

 Taliyihii Xabsiga Gar Adag Iyo Taliye Xigeenkii Booliska Degmadaas Oo La Dillay + ” Xaaladii Ugu Danbaysay”

Labo Taliye ayaa lagu dilay Degaanka Badweyn Oo U Dhaxeeya Gar Adag Iyo Oog Labadan Taliye Ayaa Ahaa Taliyihii Xabsiga Gar Adag Cabdilaahi Axmed Tallan Iyo Taliye Ku Xigeenkii Saldhiga Booliska Gar Adag .
Labadan Taliye Ayaa Ka Yimi dhinaca Degmda Gar Adag Kadib Markii Nin Lagu Magacaabo Cali Ciid Oo Ay Xidheen Xabsiga Ceerigaabo Ku Geeriyooday.
Wararka Dhimashada Taliyayaasha Ayaa Sheegaya In La Laayay Iyaga Oo Degaankaas Maraya Galbeedna U Socda .
Saraakiisha Ayaa Maydkooda Waxaa Kusoo Baxay Ciidamada Booliska Gobalka Saraar.Saraakiishan Ayaa Kasoo Jeeda Gobalka Awdal

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this