Deeq A. Posted April 29, 2019 Muqdisho (SMN) – Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geele ayaa maanta maareeye cusub u magaacabay golaha murtida iyo wacyi galinta qaranka. Xilkaasi ayaa waxaa loo magacaabay Wariye Maxamed Abuukar Ma’da, iyadoona laga qaaday, Abwaan Cismaan Cabdullahi Guure oo horay u hayay Jagadaasi. Wariye Ma’da ayaa ah qabiir saxaafadeed oo in muddo ah ka soo shaqeynayay Warbaahinta maxaliga ah iyo tan dowladda intaba. View the full article Share this post Link to post Share on other sites