Sign in to follow this  
Deeq A.

Ma’da oo loo magacaabay Tiyaatarka Qaranka

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geele ayaa maanta maareeye cusub u magaacabay golaha murtida iyo wacyi galinta qaranka.

Xilkaasi ayaa waxaa loo magacaabay Wariye Maxamed Abuukar Ma’da, iyadoona laga qaaday, Abwaan Cismaan Cabdullahi Guure oo horay u hayay Jagadaasi.

Wariye Ma’da ayaa ah qabiir saxaafadeed oo in muddo ah ka soo shaqeynayay  Warbaahinta maxaliga ah iyo tan dowladda intaba.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this